Daadir Amiin Oo Baraha Bulshada Kaga Taageero Batay Laacibiin Ay Ka Mid Yihiin…….

Daadir Amiin Cali Raage oo ka tirsan kooxda Banaadir SC iyo xulka qaranka dalkeea Soomaliya ayaa ku guleystay Taariikhda markii ugu horeesay codeynta laacibka Bisha November ee Horyaalka Soomaliya waxaana codeyntaas lagu qiimiyay baraha social Media gaar ahaan Facebook-ga.

Codeynta waxaa sameeyay majalada sida weyn ugu hadasha arimaha isboortiga dalka ee ah Qalinle Sports.

Hlkaan Ka EEG Natiijada 20- Ciyaartooy ee Bisha November

1.Daadir Amiin Cali Banaadir SC-(40%)

2.Maxamed Nuur Cabdi (Shaarkey)-Jeenyo-(30%)

3.C/Nasir Cumar Maxamed (Gurxan)-Waxool-(30%)

4.C/Shakuur Maxamed Maxamuud (Aala)-Elman-(28%)

5.Daa’uud C/llahi Tubaal-Jeenyo-(18%)

6.C/Casiis Maxamed Cali (Catoosh)-Dekedda-(12%)

7.Mahad Muxyidiin Xaaji-(Mahad Yare)-Heegan-(12%)

8.C/qaadir C/Raxman Daandii-Jeenyo-(6%)

9.Mahad Maxamed Mahad-(Saha)-Heegan-(5%)

10.Maxamed Xasan Cali (Shiine Afgooye)-Elman-(5%)

11.Bile Muxydiin Buraale-Dekedda-(4%)

12.Cabaas Amiin Maxamed-Dekedda-(4%)

13.Zakariye Maxamed Koofi-Muqdisho United-(4%)

14.Mustapha Maxwell-Banaadir SC-(4%)

15.Marcelo Odhiambo-Banaadir SC-(3%)

16.Olivier-Ogbonnaya Sunday-Gadiidka-(3%)

17.Nuune Haashim Axmed-Horseed-(2%)

18.Edmond Owako-Horseed-(1%)

19.Xasan C/llahi Sheikh-Bariga Dhexe-(1%)

20.C/Risaaq Abuukar Rooble-Heegan-(0%)

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close