DAAWO: Bale oo dhaliyay kubado heer caalami ah xilli uu kuguda jiray dib uga soo kabashada Dhaawaca anqowga kasoo gaaray

Gareth Bale oo dib ugyu soonoqday xirada tababarka Real Madrid ayaa ah mid kasoo kabanaya dhaawici kaso gaaraya anqowga, waana md isha la raacaya hadafkiisa gool dhalinta, inkastoo weli uu yahay mid garoomada ka maqan.

Xiddiga caalamiga ee udhashay wadanka Wales aya ku tuuray darbo goosha waana mid dhex dhigay shabaqa, inkastoo Marcelo uu isna yahay mid si tartiib tartiib ah uso kabanaya.

Kulanka xiga Ream Madrid ayaa ah mid booqan doonta naadiga Celta Vigo maalinimad Sabtida ah, waana kuwa raba in ay dib isaga soo magan guuldari ay kala kulmeen Atletico Madrid isbuuci dhowaa.

Bale ayaa lafilayaa in uu kusoo noqda garoomada balse waxaa weli laga shaki qabaa badqabka Marcelo, waana mid aysan dhib ku aheyn maqnaashiyaha saaxiibkiis ay isku kooxda yihiin, waxana la filaya in goordhow uu kuso laaban doona gegada Santiago Bernabeu.

Related Articles

8 thoughts on “DAAWO: Bale oo dhaliyay kubado heer caalami ah xilli uu kuguda jiray dib uga soo kabashada Dhaawaca anqowga kasoo gaaray”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close