DAAWO Goolashii Laga Dhaliyay Todobaadkaan Premier League-ga Goolkee ugu fiicnaa isbuucaan?

Aqristayaasheena Bogga Laacib.so waxaan idin soo gudbineeynaa Horyaalka Premier Leageue ga Goolashi laga dhaliyay todobaadkaan sida dadka xiiseeya ciyaaraha kubadda cagta ay sheegeen horyaalka ugu xiisaha badan in uu yahay Premier leageue-ga oo dib u furmay todobaadkan inaga sii dhamaanaya, Horyaalka ayaa ku bilaabmay si xiiso leh isaga oo ay kooxo aan la filayn ay afka ciida u dareen kooxo waaweyn.




Bal nala daawada Muuqaalkaan

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close