DAAWO MUUQAAL”  Taageerayaal feer iyo laad kala daalay garsoore can ah

Ma aha mid ku cusub kubadda cagta in la wax yeeleeyo garsooraha ciyaarta dhex dhexaadinayo ama la handado.

 Taageerayaal fara badan oo ka tirsan kooxda Primero de Mayo, oo ka mid ah kooxaha heerka hoose ee dalka Argentina ayaa feer iyo laad ka badiyay garsoore dhex dhexaadinayay kullan ay la ciyaarayeen kooxda Hertelendy.

Garsooraha ayaa caan ka ah dalka Argentina isagoo dhigay rigooro, xilli ciyaarta ay mareysay waqti dambe, waxaana u suura gashay xiddigaha kooxda Hertelendy  in ay gool u badalaan iyadoo garoonka ay soo galeyn taageerayaal fara badan oo ka tirsan naadiga Primero de Mayo, kaddibne ay garaaceen garsooraha.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close