Daawo: Qaabkii Uu Pep Guardiola Uga Fal Celiyay Markii Mohamed Salah La Bar-Bar Dhigay Lionel Messi

Mohamed salah ayaa qaab cayaareed aan caadi ahayn ku jira xilli ciyaareedkan isaga soo si cajiib ah ku bilowday noloshiisa Liverpool.

Kadib qaab cayaareedkaas Waxa jira is bar-bar dhig badan oo Salah lala bar-bar dhigay xiddiga adduunka ka yaabsaday ee Lionel Messi.

Guardiola ayaa la waydiiyay is bar-bar dhiga wakhtigii lagu sameeyay labada xiddig laakiin Guardiola ayaa si cajiib ah uga fal ceiyay isaga oo yiri waan ixtiraamaa Salah Laakiin waa in uu ka fogaado is bar-bardhiga xiddigaas

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close