Daawo Sawirrada: Ciyaar kubadda Cagta ah oo Muqdisho ka socota Degmooyinka Hodan iyo Waaberi

Waa si caan caadi ahayn caawa looga dareemayaa ciyaar dhexmareeysa labada degmo ee waaberi iyo Hodan waxaana ciyaartan tahay mid kama dambeys ay iskugu soo bexeen ciyaarihii degmooyinka gobolka Banaadir waxaana heer gabo gabo soo gaaray labadaan degmo ee Hodan iyo Waaberi, waxaa xusid mudan ciyaartaan tahay ciyaar dheceeysa xilli habeen ah muddo 20-sano ka badan in aysan soomaaliya ka dhicin ciyaaro sidaan oo kale ah oo heer caalami ah.

Xiddiga u wata degmada Waaberi 19 Ciyaaryahanka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane si aan caadi ahayn uga adeeganaya Garoonka asiga ayaana dhaliyaha labada gool ah u horseeday waxaana ciyaartu haatan mareeysaa 2-0 ay hogaanka ku heeyso degmada Waaberi.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa soo idlaatay waxaana lagu kala nasanayaa 2-0 ay kuhogaamineeyso Degmada Waaberi oo aad moodo wiilka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane oo noqday nin sifiican uga muuqda garoonka kubadda cagta ee Banadir Stadium Ex (Koonis).

TOOS U DAAWO CIYAARTA

DAAWO SAWIRRADA

Xiddiga u wata degmada Waaberi 19 Ciyaaryahanka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane ayaa shabaqa soo taabtay ciyaartuna waa 1-0 ay ku hogaamineeyso Degmada Waaberi Xiddiga u wata degmada Waaberi 19 Ciyaaryahanka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane ayaa shabaqa soo taabtay ciyaartuna waa 1-0 ay ku hogaamineeyso Degmada Waaberi Xiddiga u wata degmada Waaberi 19 Ciyaaryahanka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane ayaa shabaqa soo taabtay ciyaartuna waa 2-0 ay ku hogaamineeyso Degmada Waaberi Xiddiga u wata degmada Waaberi 19 Ciyaaryahanka lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdi Dhaqane ayaa shabaqa soo taabtay ciyaartuna waa 2-0 ay ku hogaamineeyso Degmada Waaberi

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close