DAAWO Sawirrada Degmada Waaberi oo xalay ku guuleeysatay Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa habeenkii xalay ahayd ciyaar taariikhi ah dhexmartay labada degmo ee Waaberi iyo Degmad Hodan oo ciyaar kama dambeys iskugu soo baxay tartankii degmooyinka gobolka Banaadir waxaana degmada Waaberi guusheeda ay noqotay mid 3-1 ay ugu awood sheegato degmadii la ciyaareeysay ee Hodan waxaana aqristayaasheena usoo gudbineeynaa sawirradii ugu xiisaha badnaa ee laga qaaday garoonka habeenkii xalay ahayd.

DAAWO SAWIRADA KULANKII XALAY

Kulankii Xalay Banaadir Stadium Kulankii Xalay Banaadir Stadium Kulankii Xalay Banaadir Stadium Kulankii Xalay Banaadir Stadium

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close