Daawo :Sawirro murugo badan oo Manchester United oo Old Traffor ku xustay Xiddigihii ka dhimatay 60 sano kahor

Maanta oo kale Sanadkii 1958 dii waxaa dhacay masiibo kadib markii ay bur burtay diyaarad sidey Cayaartoy Manchester United ah iyo dad rakaab ah waxaana ay ku dhacday meel u dhow Magaalada Munich ee dalka Jarmalka.

Diyaarada ayaa dhacday xili kooxda Manchester United ay ka soo laabnaysey Magaalada Belgrade oo ay ku soo Cayaareen kulan ka tirsanaa koobka Horyaalada yurub waxaana shilkaas ku dhintay 23 qof oo ay kuireen 8 ka mid ah Cayaartoydii safka hore ee kooxda Man United.

Waxaa Manta la Xusay Sanad Guuradii 60 aad ee ka soo wareegtay shilkaas waxaana Mancheter United Masiibadaas kadib ku adkaatay in ay kasoo kabtaan Cayaartoyda ka geeriyootey bale Sanado ka dib ayey ku soo laabteen masraxyada yurub iyo Horyaalka England.

Cayaartoyda iyo dadka rakaabka ah ee Geeriyoodey ayaa ku duulayey diyaarada British European Airways (BEA) waxaana Xiddigaha geeriyoodey kulankii ugu danbeeyey ee England ku Cayaaraan ladheeleen kooxda Arsenal kulan ka dhacay Garoonka Highbury.oo ay daawanayeen 63,578  Man United ayaana ku badisay 5-4 Gool.

Goolasha ay ku badiyeen Manchester United waxaa kala dhaliyey Tommy Taylor (2), Charlton, Duncan Edwards iyo Dennis Viollet.kuwaas oo qaarkood ay ku geeriyoodeen shilkii dhacay 6 dii bishii labaad Sanadkii 1958 dii,

Sawirkaan hoose waxaa laqaaday 5 tii bishii February Malin kahor intii aysan Geeriyoon Cayaartoyda Manchester United waxayna kusugnaayeen Magaalada Belgrade oo ay ka soo laabnayeen.

Baroordiiqada loo sameeyey cayaartoydii Manchester United ee Talaadadii lagu xusay Old Traffor waxaa Goob joog ka ahaa Madaxda Naadiga Macalinkii hore ee Sir Alex Ferguson Jose Mourinho iyo qaar ka mid ah Cayaartoydii ka bad baaday shilka diyaaradeed oo uu ka mid ahaa Sir Bobby Charlton.

Magacyada Cayaartoydii iyo Madaxdii ku dhimatay shilkii diyaaradeed ee Manchester United.

Manchester United players

Geoff Bent, aged 25

Roger Byrne, aged 28

Eddie Colman, aged 21

Duncan Edwards, aged 21, survived the crash but died in hospital 15 days later

Mark Jones, aged 24

David Pegg, aged 22

Tommy Taylor, aged 26

Liam ‘Billy’ Whelan, aged 22

Manchester United staff

Walter Crickmer, club secretary

Tom Curry, trainer

Bert Whalley, chief coach

Crew members

Captain Ken Rayment, co-pilot, survived the crash but died in hospital three weeks later

Tom Cable, cabin steward

Journalists

Alf Clarke, Manchester Evening Chronicle

Donny Davies, Manchester Guardian

George Follows, Daily Herald

Tom Jackson, Manchester Evening News

Archie Ledbrooke, Daily Mirror

Henry Rose, Daily Express

Magacyada Cayaartoydii iyo dadkii kale ee ka bad baaday shilkaas?

Manchester United players

Johnny Berry, never played again

Jackie Blanchflower, never played again

Bobby Charlton

Bill Foulkes

Harry Gregg

Kenny Morgans

Albert Scanlon

Dennis Viollet

Ray Wood

Manchester United staff

Matt Busby, manager

Crew members

Margaret Bellis, stewardess

Rosemary Cheverton, stewardess

George William ‘Bill’ Rodgers, radio officer

Captain James Thain, pilot

Journalists and photographers

Ted Ellyard, Daily Mail telegraphist

Peter Howard, Daily Mail photographer

Frank Taylor, News chronicle reporter

Other passengers

Vera Lukic, wife of a Yugoslavian diplomat

Vesna Lukic, her baby daughter

Elanor Miklos, wife of Bela Miklos

Nebojsa Bato Tomasevic, Yugoslavian diplomaT

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close