DAAWO SAWIRRO: War Sax ah Messi Oo Xulkiisa Argentina Ka Maqnaan Doona Coppa America

LAACIB.SO: Xulka Argentin ayaa weyn doonan kabtankooda Messi ciyaarta furitaanka Copa America ee garuubyada sida ay xaqiijinayan Warar hor dhaca ah oo ka soo baxaya Xulka qaranka Argentina.

Cayaaryahankaan Lionel Messi ayaa seegi doono kulanka Adag ee Chile kaasoo dhici doono Wadanka United States iyadoona xiligaas uu ku mashquuli doono xaadirinta dacwad canshuurta oo ugu bilaaban doonto dalka SPain oo ay ka dhisan tahay kooxdiisa Barcelona.

Arinta Maxkamadeynta Messi ayaa bilaaban doonto isla malinta xulkiisa uu la ciyaarayo qaranka Chile.iyadoona abahiisa uu horey ugu xanaqay markii dib loo dhigay dacwadan.

DAAWO SAWIRADII

Messi-Court1 Messi-Court2 Messi-Court3

Related Articles

2 thoughts on “DAAWO SAWIRRO: War Sax ah Messi Oo Xulkiisa Argentina Ka Maqnaan Doona Coppa America”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close