DAAWO+SAWIRRO:Liverpool oo barbaro looga radsaday gurigooda xilli Klopp uu ku maqnaa laylinta kooxda, Laadki xorta ahaa ee Johnson iyo goolki barbaraha ee Defoe oo mar kale Reds ka dhigay kuwa laga ilaalshay 3 dhibcood in ay hantaan

Kooxda Liverpool ayaa iska qasaarisay fursad dahabi ahayd oo ay gurigeeda sadex dhibcood oo nadiif ah uga qaadan kartay kooxda Sunderland, ka dib markii kooxda Klopp oo labo la hormartay laga dabo yimid oo laga soo bareejeeyey

.Firmino rose highest to reach a searching delivery into the penalty from midfielder James Milner to put Liverpool ahead

Reds ayaa ciyaarta ku bilaabatay qaab ciyaareed cajiib ah iyadoona doonaysay inay kusoo laabato wadada guusha ka dib marki isbuucaan qasaaro 2:0 ah kala soo laabteen kooxda horyaalka hogaaminaysa ee Leicester.

Qaybta hore ee ciyaarta ayaa ahayd mid adag oo ay labada kooxood kuba daafac ku dhisan ciyaarayeen, waloow Firmino dhowr fursadood oo gool loo fishay ka qasaariyey kooxdiisa laakiin waxaa lugu kala nastay 0:0.

Roberto Firmino put Liverpool ahead in their Premier League encounter against Sunderland with a header in the 59th minute

Markii la isku laabtay qaybta dambe ee ciyaarta kooxda Jurgen ayaa lasoo gashay qaab ciyaareed wayn, taas oo keentay inay hogaanka ciyaarta la wareegaan daqiiqadii 59-aad ee ciyaarta, ka dib markii uu dhamayastiray Roberto Firmino karoos cajiib ah oo ka yimid Milner.

Adam Lallana (centre) scored from close range in the 70th minute for Liverpool after more good work from Firmino

Markale Liverpool ayaa hogaanka ciyaarta sii dheeraysatay daqiiqadii 70-aad ee ciyaarta, Firmino ayaa kubad kasoo dhacay midka mid ah daafacyada Black Cats, taas oo keentay inuu ku sharfo Adam Lallana oo goolka labaad hogaanka ugu sii dheereyey.

Simon Mignolet failed to keep out a free kick from Sunderland's Adam Johnson in the 82nd minute to give the Black Cats hope

Laakiin Bisadaha madoow ayaan marna is dhiibin, wiilka ciyaarta bedelka kusoo galay ee Adam Johnson ayaa Kooxdiisa goolka hore u dhaliyey daqiiqadii 82-aad ee ciyaarta, mar ay harsan tahay keliya 7-da daqiiqo ka dib Jermain Defoe oo ciyaarta ka dhigay barbaro 2-2 ah isagoo go’aamiyey in dhibcaha Anfield lugu qaybsado.

Jermain Defoe then netted a late equaliser for Sunderland as they stunned Liverpool with a quickfire double

Sunderland manager Sam Allardyce (left) celebrates as his side battled back to earn a crucial point against LiverpoolThe two goalscorers for Liverpool, Firmino and Lallana, celebrate after their team moved 2-0 ahead against SunderlandFirmino acknowledges the support from the Anfield crowd after finally breaking some stubborn defending from Sunderland

Related Articles

5 thoughts on “DAAWO+SAWIRRO:Liverpool oo barbaro looga radsaday gurigooda xilli Klopp uu ku maqnaa laylinta kooxda, Laadki xorta ahaa ee Johnson iyo goolki barbaraha ee Defoe oo mar kale Reds ka dhigay kuwa laga ilaalshay 3 dhibcood in ay hantaan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close