Home » England » DEG-DEG: Harry Redknapp Oo Loo Magacaabay Tababaraha Birmingham city

DEG-DEG: Harry Redknapp Oo Loo Magacaabay Tababaraha Birmingham city

Naadiga Birmingham City ayaa tababare u magacowday Harry Redknapp si uu badalo tababaraheda oo iska casilay xilkagka kooxda Birmingham city.

Kooxda ka dhisan caasimadda labaad ee England ayaa qatar ugu jirta iney ka harto horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska iyadoo leh 47-dhibcood, kaliya 3-dhibcood ayeyna u jirtaa halka looga haro xilli horyaalka uu ka haray 3-kulan oo qura.


15 ayaa ugu dambeysay inuu maamulo koox ka ciyaarta Horyaalka markaas oo uu maamulay Queen’s Park Rangers, balse sanadkii 2016 wuxuu maamulay xulka qaranka Jordan, inkastoo uu shaqooyin kale ka qabtay gudaha England iyo Australia.

Birmingham city guuldaradii ugu dambeysay shalayto ayey soo gaartay markii ay gurigeeda 2-0 kaga adkatay naadiga Burton Albion waana tan keentay inuu Zola iska casilo xilka kooxda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*