DEG-DEG: Isku aad wareega 5aad ee FA Cup-ka —- halkaan ka ogow sida kooxaha ay iskugu aaden

FA Cup Fifth Round Draw: Chelsea to face Manchester City

Waxaa goordhow lasoo saaray isku aad wareega 5aad ee tartanka FA Cup-ka iyo Chelsea iyo anchester City oo fooda isdari doona Halka Arsenal, man United iyo Liverpool aa West ham ay kusoo aadeen kooxa yaryar, WEst Ham Iyo Liverpool weli kulan ayaa uharsan.

Halkaan Ka arag sida kooxaha iskugu aadeen

Chelsea vs Manchester City

Reading vs West Brom / Peterborough

Watford vs Leeds United AFC

Shrewsbury Town vs Manchester United

Blackburn Rovers vs Liverpool / West Ham

Tottenham Hotspur vs Crystal Palace

Arsenal vs Hull City

AFC Bournemouth vs Everton

Related Articles

16 thoughts on “DEG-DEG: Isku aad wareega 5aad ee FA Cup-ka —- halkaan ka ogow sida kooxaha ay iskugu aaden”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close