DEG-DEG: Man United Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Michael Carrick Imisa Sano .?

Kooxda Man United ayaa si Rasmi Ah U Xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay Laacibka qadka dhexe ee reer England Michael Carrick.

Michael Carrick ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo hal sano ah oo uu kula sii joogi doono kooxda man United ilaa sanadka 2018.

laacibka 35 jirkan reer Engaldn ayaa kooxda Man United kula guulaystay koobka qarada yurub ee Europe League kadib xilli ciyaareed niyad jab leh oo ay qaateen dhanka horyaalka England.

Markii uu heshiiska cusub saxiixay ayuu xiddigan ka hadlay dareenkiisa waxana uu yiri”Waa Arin fiican hadii aan sii joogayo kooxdii aan waligay jecelaa ee man united.
maaha wax aan kalmado ku soo koobi karo farxad aan dareemayo in aa aan sii joogo kooxda man United waxa aanu mahad celinayaa macalin Jose Mourinho oo ii ogolaaday in aan fursad kale u helo in aan sii difaaco maaliyada kooxda ugu fiican adduunka man united.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close