DEG DEG: Xulka Maamul goboleydka Putland ayaa soo caga dhigteyn Magaalada Muqdisho.

Xulka Maamul goboleydka Putland ayaa soo caga dhigteyn Magaalada Muqdisho.
Xidigaha maamul gobaleydka Putland ayaa yimid magalada muqdisho,waxayna kulan kula qaateyn Garoonka Aadan Cade guduhiisa Wasiirka Sportiga Marwo Khadiija Maxamed Diiriye.
Xulka difaacanaya taratanka Maamul Gobaledyada ee Putland ayaa waxa ay koobkii ay ku guuleysteyn sanadkii hore dib ugu celiyeen marwo Khadiija oo si wanaagsan ugu soo dhaweysay garoonka.
sikastaba Tartanka maamul Gobaleedyada ayaa bilaaban doona maalinta kahmiisata ah ee nagu soo Aadan tariikhdana ay ku beegantahay 07-12-2017,waxayna diyaar garoow balaaran ku jira dhamaan xulalka maamul Gobleedyada.
Xulka Putland ayaa rajeenaya in uu mar kale ku guuleysto koobkani maadama wali ay wataan cayaaryahanadii gacanta u giliyey koobkii Hore.
Kabtan Dhiidhiye ayaa wali hogaaminayey xulka Putland,waana xidigii ku guuleysatay laacibkii ugu ficnaa tartanka maamul gobaleedyada sanadkii hore.

 

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close