Home » Africa » Degmada Boondheere oo guul muhiim ah ka gaartay Shangaani

Degmada Boondheere oo guul muhiim ah ka gaartay Shangaani

Degmada Boondheere ayaa guul weyn ka gaartay degmada Shangaani kulan ku soo dhamaaday 3-1 ay guusha ku raacday degmada sanadkii hore ku guuleysatay tartanka koobka Degmooyinka degmada Boondheere.,Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku horkaceyso degmada Boondheere sidaas ayaa lagu kala nastay qeybtii hore dheesha.




Qeybtii labaad ee ciyaarta degmada Shangaani ayaa dar dar xoogan garoonka la soo gashay balse degmada Boondheere daqiiqado yar markii ay socota qeybtii 2-aad ee ciyaarta Degmada Boondheere ayaa heshay goolkii 2-aad ee ciyaarta kulan ayaa noqday mid meel u sii socday balse degmada Shangaani ayaa heshay gool ciyaarta ayaa natiijada noqotay 2-1 balse daqiiqadiihe ugu danbeyay ciyaarta degmada Boondheere waxey heshay goolkii lagu qoosiyay degmada Shangaani ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 3-1 oo ay guusha ku raacday dagmada Boondheere.

Boondheere ayaa hada leh afar dhibcood iyadu ku jirat group A.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*