Home » Africa » Degmada Warta Nabadda oo ku barbaratay Degmada Wadajir. imisa Goolal ayaa looga Adkaaday?

Degmada Warta Nabadda oo ku barbaratay Degmada Wadajir. imisa Goolal ayaa looga Adkaaday?

Ciyaar goordhow soo dhamaatay kana tirsan tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa degmada Dagmada Warta Nabada guul cajiib ah ka gaartay dagmada Wada jir kulan ka tirsana Group-ka ay ku wada jiraan ee D kaaso ka dhacay garoonka Banadir Stadium ee Degmada C/casiis, Ciyaartaan ayaa aheyd mid xiiso wadata qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineyso dagmada Wadajir sidaas ayaa lagu kala nastay waxaana xusid mudan in ay joogtay Gudoomiyaha Degmada Warta Nabadda Seynab Maxamuud Warsame.Gudoomiyaha Degmada Warta Nabadda Seynab Maxamuud Warsame




Qeybtii dambe ee ciyaarta Markii dib la iskugu soo laabtay kulanka labada kooxod ayaa isku qaaday weerar iyo weerar celis balse waxaa duulan xoogan soo qaaday dagmada Warta Nabada kuwaaso raadinaaye goolka bar baraha ugu dambeyn weey heleyn ciyaarta ayey ka dhigeen mid bar baro ah 1-1 Dagmada Wadajir waxaa soo martay fursado badan oo goolal loo filan karya balse ma aysan u noqon mid ay ku faaidaan dagmada Warta Nabada ayaa heshay goolkii guusha waxeyna ka heshay xidiga weerarka ugu ciyaarayay dagmada Warta Nabadda.

Degmada Warta Nabadda oo ku barbaratay Degmada Wadajir

Ugu dambeyntii Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 ay guusha ku raacday dagmad Warta Nabada ,Degmada warta Nabadda waxaa macalin u ahaa xidiga kooxda Banadir Sports Club ahna kabtanka hogaamiyayaasha kooxda ee Daadir Aamiin Cali (Daada) oo galabta wacdaro muujiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*