DHAGEYSO: Waajib ma ahan in aad taageerto gobolka aad ku dhalatay, dadka reer Muqdisho oo si weyn u taageerayay Puntland

Kumanaan ruux oo deegaan ahaan dhaca shabeelooyinka ayaa galabta si weyn u taageerayay xulka Puntland, ciyaartii ay wajahday Jubbaland.

Taageraayaasha ayaa ku dhawaaqay erayo kala duwan oo ay ku amaanayaan Puntland,waxa ayna tani cadeyn u tahay in aysan waajib aheyn in aad u sacab tumto gobol aad deegaan ahaan u dhalatay.

                                                            DHEGEYSO 

Ogoow Isboortigu ma ahan siyaasad

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close