Dhamaan kulamada Horyaalada Qaaradda Yurub, Saacadda Geeska Africa Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

kulamada

Maanta waa maalin kamid  ah kuwooda ugu mashquulka badan Guud ahaan  horyaalada qaarada Yurub oo aad moodo in ay tahay waqtigii ugu mashquulka badnaa xilli ciyaaredka.

waxaa maanta iyo caawa lacayaaridoonaa La Ligaha Spain waxaana ugu wayn kulamada dhicaya Barcelona Vs Granada halka  Macalin Zidane kulankiisa ugu horeeyo asigoo Real Madrid macalin u ah wuxuu ka hortagi doonaa naadiga Deportivo cayaar ka tirsan La Ligaha Spain.

waxaasidookale lacayaarayaa Italian Serie A waxaana kulanka ugu aday isu madlan kooxaha Roma Vs AC Milan.

ugudanbayn FA Cup-ka  England ayaa dhicitoona kulamadaas oo intabadan soogalaya 6:00 maqribnimo.

Kulamada La Ligaha Spain Ee Maanta iyo caawa Ka Dhici Doona:

6:00 maqribnimo Barcelona Vs Granada Live SS7

8:15 fiidnimo Getafe Vs Real Betis Live SS7

8:15 fiidnimo Sevilla Vs Athletic Bilbao Live SS5

10:30 habeenimo Real Madrid Vs Deportivo Live SS3

12:05 habeenimo Levante Vs Rayo Vallecano Live SS7

Kulamada Italian Serie A-da Ee Maanta Ka Dhici Doona:

5:00 galabnimo Carpi Vs Udinese

8:00 fiidnimo Fiorentina Vs Lazio Live RAI Internazionale

10:45 habeenimo Roma Vs AC Milan Live RAI Internazionale

Kulamada FA Cup-ka  England Ee Maanta Ka Dhici Doona:

3:45 galabnimo Wycombe Wanderers Vs Aston Villa Live SS3

6:00 maqribnimo Arsenal Vs Sunderland Live SS3

6:00 maqribnimo Birmingham City Vs Bournemouth

6:00 maqribnimo Brentford Vs Walsall

6:00 maqribnimo Bury Vs Bradford City

6:00 maqribnimo Colchester United Vs Charlton Athletic

6:00 maqribnimo Doncaster Rovers Vs Stoke City

6:00 maqribnimo Eastleigh Vs Bolton Wanderers

6:00 maqribnimo Everton Vs Dagenham & Redbridge

6:00 maqribnimo Hartlepool United Vs Derby County

6:00 maqribnimo Huddersfield Town Vs Reading

6:00 maqribnimo Hull City Vs Brighton & Hove Albion

6:00 maqribnimo Ipswich Town Vs Portsmouth

6:00 maqribnimo Leeds United Vs Rotherham United

6:00 maqribnimo Middlesbrough Vs Burnley

6:00 maqribnimo Newport County Vs Blackburn Rovers

6:00 maqribnimo Northampton Vs Milton Keynes Dons

6:00 maqribnimo Norwich City Vs Manchester City

6:00 maqribnimo Nottingham Forest Vs QPR

6:00 maqribnimo Peterborough United Vs Preston North End

6:00 maqribnimo Sheffield Wednesday Vs Fulham

6:00 maqribnimo Southampton Vs Crystal Palace

6:00 maqribnimo Watford Vs Newcastle United

6:00 maqribnimo West Brom Vs Bristol City

6:00 maqribnimo West Ham Vs Wolverhampton

8:30 fiidnimo Man United Vs Sheffield United Live SS3

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close