Dib u dhac ku yimid kulankii Soomaaliya iyo South Sudan iyadoo…

LAACIB.SO : Waxaa maanta oo jimco ah lagu ballansanaa in uu dhoco kulan adag oo ay isaga hor yimaadaan labada xul Soomaaliya iyo South Sudan balse kulankooda ayaa la baajiyay waxaana la ciyaaridoono Maalinta berito oo ay taariikhdu ku beegantahay 22-April 2017 saacaduna tahay 4:00PM.

Ciyaartooyda xulka qarankeena Soomaaliya ayaa siweyn iskugu diyaarinaya kulan ay wajahayaan dhigooda xulka South Sudan, xili hada ay tababaro kala duwan ku qaadanayaan dalka Jabuti oo xulka soomaaliya u ah guriga ay ku ciyaareeyso wadanka Soomaaliya.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close