EEG SHAXDA” Mkhitaryan, Martial, Rooney, Pogba lagu daray Ibrahimovic miyee wada safan karaan?

Kaddib markii ay Man United xaqiijisay in ay dhameystirtay saxiixa xiddiga reer France iyo kooxdii Juventus ee Paul Pogba, ayaa dad badan waxa ay is weydiinayaan sida ay noqon karto shaxda kooxda.

Mkhitaryan, Martial, Rooney, Pogba lagu daray Ibrahimovic ayaa calaamad su’aal ay saaran tahay sida ay ku safan karaan dhamaantood kullamada kooxda ay ciyaareyso.

   Hadda eeg shaxda 

Mourinho United XI

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close