Falanqeynta : Kullanka Adag ee U Dhaxeeya Horseed Iyo Betroolka

Horseed ayaa kullan aad u adag wajihi doonta kooxda magac ahaan xifaaltanka uu kala dhaxeeyo ee Betroolka,waxaaana kullankaas uu ka tirsan yahay horyaalka Soomaaliya.

Waa kullankii afaraad cayaaraha saddexaad horyaalka, kaasoo isniinti la amba qaaday.

Horseed ayaa bar baro la dhaafi weysay kooxda Madbacadda, cayaartii ugu dambeysay horyaalka,halka Betroolka iyana 0-0 ay la soo gashay Jeenyo

Cawo iyo Maalin ayaa ku jirta kaalinta shanaad,iyadoo galabta haddii ay ku badiso wax ka badan hal gool ay qaban doonto hoggaanka horyaalka.

Betroolka ayaa raadineysa guushiidii koowaad ee horyaalka mahadaama ay bar baro soo gashay labadii cayaar ay soo dheeshay

Horyaalka waxaa 7-dhibcood ku hoggaamineysaa Dekedda oo dhawaan dirqi uga badisay kooxda Elman.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close