FARXAD ” War hor dhac ah oo laga helay dhaawaca Messi

Xiddiga kooxda Lionel Messi ayaa dadaal ugu jiro sidii uu ugu soo kabsan lahaa dhaawacii soo gaarau dhawaan.

Ciyaaryahanka reer Argentina ayaa saakay sameeyay tababar ay ku farxeen taageerayaasha kooxda Barcelona.

Lionel Messi ayaa sameeyay orod dheer taasoo la micno ah, soo kabasho wanaagsan uu sameynayo.

Sikastaba xiddiga reer Argentina ayaa ku dhaawacmay kullan kooxdiisa Barcelona ay la ciyaartay Atletico Madrid, waxa uuna iminka isku diyaarinayaa in uu safto kullanka Man City.

Messi-Argentina

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close