Finalka degmooyinka gobalaka banaadir oo la dheeli doono Caawa Hodan iyo waaberi

Waxaa lagu Hanwenyahay in caawa la so gaba gabeeyo koobka degmooyinka gobalka banaadir  ee maalmahan ka socday garoonka koonis stadium ee degmada c\casiis
Waa Markii ugu horeysay Burburka kadib oo xili habeen ah Somaliya lagu cityaari kubada cagta final ah koobka degmooyinka waana hormar aanla,ilaabi karin ee maamukala kubada cagta gobalka banaadir ay qabteen shaqo adag.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close