Garabka Barca Ee Neymar Waa Laacibka Ugu Saameynta Badan Dunidda (Sabab)

Laacibka Caalamiga ah ee Barcelona iyo Xulka Qaranka Brazil, Neymar ayaa waxa uu yahay Ciyaaryahanka ugu saameynta badan ee Caalamka Casrigaan ee aan ku jirno sababo badan oo aan soo bandhigi doono.

Inkastoo a da’diisu tahay 25-sano jir, laakiinse waxa aanla qiri Karin in uu kamid yahay Ciyaaryanadda ka xamaasha Kubadda Cagta kowaadka ugu saameynta badan Dunida, waxa uuna Liiska kusoo biiray kalliya Lix Sano gudahooda.

Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa dhab ahaantii waa ciyaaryahan kaliya ee liiska, ee Neymar, kasoo muuqday ee ka dheela garabka, waxa uuna aad muhiim ugu yahay labada dhab ah, Wadankiisa iyo Kooxdiisa.

Laacibiinta kala ah Conor McGregor, Tom Brady, LeBron James iyo Simone Biles, ayaa kamid ah, Xiddigaha kasoo muuqday qiimeynta Liiskaan iyagoona ka ciyaaray Horyaaladda kala duwan ee Caalamka.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close