Garsoorayaal heer Caalami gaaray oo ay kujiraan Garsoorayaal Soomaali ah.

Xiriirka kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa soo saaray Liiska Garsoorayaasha heer Caalami gaaray kuwaas oo ay kujiraan Garsoorayaal Soomaali ah.

Garsoorayaasha lasoo saaray liiskooda waxaa ka mid ah Garsoorayaasha Soomaaliyeed ee kala ah Cumar C.qaadir Cartan iyo Maxamed Soomaali kuwaas oo loo gartay in ay Caalami Noqdaan markii ay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa.

Labadaan Garsoore ayaa Sameeyey dadaal dheeraad ah Sanadihii lasoo dhaafay waxaana lafilayaa in ay Guul Magac u soo hooyaan dalkeena Soomaaliya iyaga qaban karaya Cayaar kasta oo kubada Cagta ah oo FIFA ay maamuleyso wixii hada kadanbeeya,

Liiska garsoorayaasha FIFA soo saartay iyo dalalka ay u kala dhasheen

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close