Goolhaye David De Gea oo iskoor udhigay Shanta horyaal ee ugu weyn qaarada Yurub

Goolhaya  kooxda kubada cagta ee man united  David de Gea waa goolhayaha ugu fiican xagaagan Shanta horyaal ugu weyn Yurub oo 18 jeer ayuu xagaagan shabaqiisa Gool ka ilaashtay.

Ma jiro Goolhaye kale oo Rikoorkaas heysta,waxaa ku xiga Goolhayaha Barcelona iyo kan Atletico Man United waa goolhaye ugu fiican ee marwalba ay kubadbaado waa Gacmo badan mr David de Gea

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close