goolhaye Sergio Romero xilli ciyaareedkan rigoor cusub u, dhigay man united.

kooxda man united lagama badin isagoo uu u ciyaarayo goolhaye Sergio Romero xilli ciyaareedkan oo sidhamanayo.
18 kulan oo uu u ciyaaray Manchester united waxa uu guulo gaaray 14 ka mid ah, 4 kulan barbaro ayuu galay, waxa guuldarro ah lama kulmin mudadaas, waxaa laga dhaliyey kaliya 6 gool, waxaana uu shabaqiisa oo nadiif ah garoonka ka baxay 12 jeer waxa hada loo badinaa in uu Naadiga sii joga maa dama David De Gea la xiriirinayo kooxda Real madrid wax walbana waa suurtagali karaan hadii uu jogayo kooxda man united.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close