GUUL ” Mo Farah oo gaaray guushii ugu horeeysay sanadkan 2016 +SAWIRRO

1

Mo Farah ayaa kasoo kabtay guul daradii Edinburgh Cross Country bishii hore,isagoo gaaray guushii ugu horeeysay ee sanadkaan 2016.

32-sano jirkaan Soomaaliga ah ee u Tartama Britain ayaa tababar joogtaah sameeynayey tan iyo xiligaasi isagoo doonaya inuu wacdaro ka dhigo Olympic Rio ee sanadkaan Brazil ka dhici doona

Farah ayaa si aad ah ula tartama orodyahanka Kenya Augustine Choge isagoo kaga uuleystay 3,000m ee Glasgow Indoor Grand Prix in 7:39.55, ayuuna sameeyey.

12

Related Articles

4 thoughts on “GUUL ” Mo Farah oo gaaray guushii ugu horeeysay sanadkan 2016 +SAWIRRO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close