Hab Isii Yaaq! Saxiixa Cusub Ee Yerry Mina Oo La Kulmey Messi & Xidigaha Kale Ee Barca [Daawo]

Saxiixa cusub ee kooxda kubada cagta Barcelona, ee Yerry Mina, ayaa wuxuu kula kulmey Jimcihii saaxiibadiisa ay isku kooxda yihiin, isagoo isbarey qaar kamid ah, ciyaartoyda ugu muhiimsan Camaaliqada La Liga.

Wiilkaan daafaca dhexe ka dheela ayaa waxay xaqiijisey Barcelona inay lasoo wareegtey Isbuucii hore, kadib markii ay uga soo iibsatey dhigeeda Palmeiras, aduun lacageed dhan 12 Malyuun oo Yuuroo.

Wuxuu ahaa mid aad udhoola cadeynayey markii uu la kulmayey ciyaartoyda Barcelona, waxaana uu umuuqdey mid aad ugu farax-san.

Xidigaha uu la kulmey ayaa waxaa kamid ah: Lionel Messi, Luis Suarez, waxaaan sidoo kale, ay is gacan qaadeen tababare Ernesto Valverde.

Taageerayaasha ayaa sidoo kale, si fiican ugu soo dhaweeyay Daaafc sare Mina Baraha bulshada, waxaana umuujiyaa farxad gooni ah.

Sikastaba, 23-sano jirkaan ayaa la filayaa inuu kusoo bilowdo kulanka ay kooxdiisa la dheeli doonto Real Sociedad Isbuucaan, inakstoo laga yaabo inay dib uga dhacdo, maadaama uusan wali tababar la qaadan kooxda:

SAWIRRO:

Yerry Mina

Yerry Mina was a towering presence as he met his new Barcelona team-mates

Yerry Mina was a towering presence as he met his new Barcelona team-mates

Yerry Mina was a towering presence as he met his new Barcelona team-mates

Yerry Mina was a towering presence as he met his new Barcelona team-mates

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close