Hadii Macalinka Barca Uu Messi Siiyo Halkaan Arin Xagaagan Cusub Laba Cad Uu Ka Dhigi Doonaa Real

Tababaraha Naadiga Barcelona, ninka lagu magcacaabo Ernesto Valverde, ayaa wuxuu Xilli ciyaareedkan cusub uu umuuqanayaa mid ku bilawday dardar xoogan, kaasoo uu cabsi giliyay dhamaan naadiyada waa weyn ee Horyaala Yurub, wuxuuna badiyay  kulamadii ugu dambeysya.

Sedex ciyaar oo ay ka dheeleen Horyaalka La Liga iyo mid ay ka ciyaareen Koobka Champions League ayaa waxay noqdeen kuwaay badisay Camaaliqa Horyaalka Spain, iyadoona sanadkaan ciyaareedkan ay ku hubeysan tahay xiddigo uu hogaaminayo Lionel Messi.

Messi ayaa wuxuu muhiim uyahay Barca, islmarkaana wuxuu dhaliyay Sideed gool, kaliya Lix kulan uu udheelay Blaugrana, iyadona wiilkaan hadii uu helo kalsooni intaan kasii badan ayaa wuxuu dhulka la simi doonana kooxaha waa weyn ee Yurub.

Wiilkaan Lambrka 10-aad u qaata Barca ayaa waxaa la sheegayaa inuu yahay mid Mucsjiso ah, islamarkaana marka uu ku jiro garoonka sameeya wax badan, kaasoo muhiim u ah Comp Nou, kooxda ku dheesha, waxaana hadii uu helo fursad badan, wuxuu noqon doonaan mid ciqaaba Real iyo kooxaha kale

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close