Hadii Xiddigaha Real Madrid Ay Sameeyaan Halkaan Ficil Caawa Guul Darro Ayay La Kulmi Doonaan

Naadiyadda Real Madrid iyo Barcelona ayaa waxay caawa fooda isku dari doonaan kulan ka tirsan Lugta koowaad ee Koobka Super-coup-ka, dalka Spain, iyadoona kulankana uu ka dhici doono garoonka Barcelona.

Kulalankaan ayaa wuxuu soo dhici doonaa marka ay saacadda Geeska Afrika soo dul istaago 22:00, ama Afar saac oo habeenimo, waxaana labada kooxood xiddigahooda ay diyaa ruyihiin inay dheelan kulankaan.




Laacibiinta Madrid, ayaa waxaa la sheegayaan in dhibaatadda ugu weyn ay qabaan ayaa waxay tahay ayaa la lee yahay marka ay wajahaan Barca inay qaataan Kaarka Gaduudan, iyadoona taasi ay sababto inay guul darro ay helaan.

Haddaba, hadii ay caawa sidaas sameeyay ciyaaryahanadda Los Blancos, uu mid kood qaato Kaarka Gaduudan, ay wijihi doono ciqaab kaga timaadd Barcelona, waxaana looga digay inay sidaas ay sameeyaan.

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close