Halkaan Ka Bogo Liiska Dhamaan Kooxaha Sida Rasmiga Ah Ugu Gudbay Wareega 16-ka UCL

Waxaa soo gaban gaboobay wareega Group-yadda ee tartanka xiisaha badan ee Champions League, waxaana loo gudbi doonaa wareega kale, oo ah kan 16-aad ama Bug-baxa, sida aad uu qof walba uyaqaan.

Wareegaan ayaa waxa uu yahay mid lagu kala bixi doono, iyadoona la dheeli doono laba kulan, waxaana kooxdii laga badiyaa mid kamid ah, kan kale Taako loo dhigay ay tahay mid gabi ahaan ka hari doonta tartanka.

Sanadkaan waxaa muuqata inuu yahay yahay wareega 16-ka mid ka duwan kuwii hore, sababo ku aadan in kooxaha usoo baxay wareegaan ay dhamaantooda aysan ahayn kuwa dheeldheel ah, sababtoo ah waa kooxo waa weyn.

Waxaa laga casbi qabaa in isku aadka wareegaan oo la sameyn doono Talaada soo aadan ay isku beegmaa kooxo waa weyn, waxaana ay tahay hadalheynta ugu badan ee haatan ka jirta warbaahinta caalamka.

Hadaba, ka hor inta aan la sameyn isku aadka wareega 16-ka, waxa aadka ka bogotaa halkaan hoose kooxaha 16-ka ah, kuwaasoo sida rasmiga ah ugu soo baxay wareega Bug-baxa ee tartanka koowaad ee Yurub.

Barcelona

Basel

Bayern

Beşiktaş

Chelsea

Juventus

Liverpool

Man. City

Man. United

Paris

Porto

Real Madrid

Roma

Sevilla

Shakhtar

Tottenham

Tags

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

Abdi Rahman Adani is a football reporter with Laacib.so. A sensational writer, political critic, prolific editor, published author and editorial consultant. He writes on a wide range of subjects: sports, law, politics, public affairs, and human rights. And based in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close