Halyeegii Hore Ee Brazil Ronaldo Oo Saadaaliyay Xiddiga Ku Guuleysaneysa Doona Ballon d’Or

Iyadoo Biloodyinka soo aadan ka bixin doono Abaalmarinta Laacibka ugu wanagsan Aduunka, ayaa waxaa saadaalin markii ugu horeysay ka bixiyay Xiddigii hore ee Real Madrid Iyo Xulka Brazil, Ronaldo Nazario.

Waxa uu shaaciyay Laacibkaan hore in Labadooduba Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, xiddigo caajib ah islamarkaana ku wanagsan goosmadda iyo Gool dhalinta, isasgooona soo xushay mika qaadaya Abaalmarintaan.

Ronaldo ayaa daboolka waxa uu ka qaaday in Xiddiga jooga dheer ee Xulka qaranka Portugal uxamaala ee Ronaldo uu uga dhow yahay mid Gaaban ee Argentina garoonka usoo galaya ee Messi, ku guuleysiga abaalmarintaan.

Halyeegii hore ee Kooxo badan oo qaaradda Yurub ah, sida Barca, Ac Milan, Inrer Milan, Real Madrid iyo kooxo kale, ayaa waxa uu dhankiisa abaalmarintaan uu la hoyday ku dhwaad saddex jeer, waayihiisa ciyaarta kubadda cagta Yurub.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close