Halyeeygii Hore Ee Man Utd Rooney Oo U Codeeyay Goolkii Ugu Fiicnaa Kooxda Uu Ka Dhaliyay

Isagoo wareysi siinayay Shabakada Sky Sport News, ee dalka UK, ayuu Wayne Rooney sheegay in goolksii ugu fiicnaa uu ka haliyay kooxda kubada cagta Manchester City, sanad ciyaareedkii 2010/11.

Rooney ayaa sheegay in ciyaartaan ay dheeleen uu ahaa mid kamid ah kuwii ugu xumaa ee soo mara Taarikhdiisa kubada cagta, uuna udheelay kulankaan si daacad ah, uuna ka duwanaa kulamadii hore.

Wuxuu yiri: “Xamjiga kulanka, City waxay usocotay horyaalka, wuxuu ahaa mid kamid ah kulamadii ugu xumaa ee aan dheelno, waxaana  uciyaaray si daacad ah.

Isagoo ka sheekeynaya qaabka uu goolka ku dhaliyay ayuu yiri: “Kubad waxaan kasoo helay dhexda, waan yaqiisaday, waxaan helay meel aan ku ordo, waan lumiyay, laakiin si caadi ah ayaan u qabsay kadib waan dhaliyay.

“Kadib goolkaas, qolka labiska iyo shaqaalaha kooxda, waa ay la yaabeen daacadnimada waxaana ku farax iyada,” ayuu sii daba dhigay.

Wuxuu kusoo gaba gabeeyay: “Tiradda dad ee ii timid, iganala hadashay wax ku saabsan [goolkaas], wali waa kii ugu fiicmaa.

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close