Henrikh Mkhitaryan ayaa barbarayn doona record-kii Thierry Henry iyo Cesc Fabregas sabab

xiddiga Mkhitaryan ayaa haduu caawiyo gool kale kulanka kooxda Stoke City wuxu noqon doona laacibka sadeexaad ee 4 kulan oo furitaanka Horyaalka EPL sameeyo 6 gool oo caawin ah.
Mkhitaryan ayaa caawiyey 5 gool 3 Kulan ee furitaanka EPL (West Ham United,Swansea City iyo Leicester City).
laacibka Cesc Fabregas ayaa sameeyey 6 gool caawin ah sanadkii 2014 ee kulamada furitaanka Premier League oo uu katirsana Naadiga Chelsea asago sameeyey sidaas kulamadii (Burnley,Leicester City, Everton iyo Swansea City).
Halyeygii Hore ee kooxda Arsenal ee Thierry Henry ayaa sameeyey 6 caawin afarta Kulan ee furitaanka England sanadkii 2004 asago sidaas sameeyey kulamadii (Everton, Middlesbrough, Blackburn Rovers iyo Norwich City).
Mkhitaryan ayaa laga filayaa inuu barbareeyo record-kaas kulanka Stoke City VS Manchester United.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close