Higuaín oo laga dhigi la’yahay hoggaanka gool dhallinta horyaalka Talyaaniga” Akhriso liiska

Weeraryahanka kooxda Napoli Gonzalo Higuaín ayaa laga dhigi la’yahay hoggaanka gool dhallinta horyaalka dalka Talyaaniga isagoo ku hor kacayo 22 gool.

Higuain ayaa soo taabtay shabaqa kulankii shalay kooxdiisa ay guusha ka gaartay Empoli, isagoo dhaliyay goolkii koowaad ee ciyaarta.

Weeraryahanka cusub kooxda Inter ee Éder Martins ayaa 10 gool u jira xiddiga Higuaín, waxaana Eder uu leeyahay 12 gool, Sidoo kale Paulo Dybala oo ka tirsan Juventus ayaa leh 12 gool, halka Bacca uu isna dhaliyay 11 gool.

            Akhriso liiska oo dhameystiran

Player NameTeamGoals
1Gonzalo HiguaínNapoli22
2Éder Citadin MartinsInter Milan12
2Paulo DybalaJuventus12
3Carlos BaccaMilan11
4Josip IlicicFiorentina10
4Lorenzo InsigneNapoli10
4Nikola KalinicFiorentina10
4Leonardo PavolettiGenoa10
5Massimo MaccaroneEmpoli9
6Mauro IcardiInter Milan8
6Miralem PjanicRoma8
7Mattia DestroBologna7
7Cyril ThéréauUdinese7
8Antonio CandrevaLazio6
8Federico DionisiFrosinone6
8Alberto GilardinoPalermo6
8Mario MandzukicJuventus6
8Roberto SorianoSampdoria6
9Giacomo BonaventuraMilan5
9Daniel CiofaniFrosinone5
9Sergio FloccariBologna5
9Emanuele GiaccheriniBologna5
9Alejandro GomezAtalanta5
9Marek HamsikNapoli5
9Luis MurielSampdoria5

Related Articles

5 thoughts on “Higuaín oo laga dhigi la’yahay hoggaanka gool dhallinta horyaalka Talyaaniga” Akhriso liiska”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close