Hordhac: Arsenal vs. Tottenham – Wax Walba Oo Aad Kaga Baahan Tahay Kulankaan Adag

Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Tottenham, ayaa waxay isku farasaari doonaa kulan ciyaareed xiiso leh, kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League, ee dalka Ingiriiska, wuxuuna ka dhici doonaa garoonka Gunners.

Ciyaartaan ayaa waxaa loo yaqaan [North Derby London] ama Darbiga Woqoyga London, maadaama labadaan naadi ay ka wada dhisan yihiin Woqoyga Magaalada caasimada u ah dal-weynaha Britain.

Sikastaba, waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbin doonaa, wax walba oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaato ciyaartaan xiisaha goonida ah Xambaarsan, islmaarkaana laga filayo dagaal xoog leh.

Image result for Tottenham vs Arsenal

Maxaa Ka Cusub Labada Koox?

Tottenham, ayaa qabta kaliya hal Kiis oo dhaawac ah, waana Toby Alderweireld kaasoo ku maqan tan iyo November, dhaawac Muruqa ah – Geesta kale, Saxiixa cusub ee Lucas Moura, ayaa kulankaan  kasoo muuqan karin.

Arsenal, ayaa waxaa aysan heli doonin ciyaartaan wiilasha kala ah: Nacho Monreal, Goolhaye Peter Cech, Senti Cazorla iyo Dani Welbeck, dhamaan ciaartoydaan waa kuwa qaba dhaawacyo kala duwan

Shaxda Macquulka Ah

TOTTENHAM

Tottenham predicted starting lineup

ARSENAL

Arsenal predicteds starting lineup

Si Kooban

Tartanka: EPL
Kulanka: Tottenham vs. Arsenal
Garoonka: Wambaley
Saacadda: 15:30 [Galabnimo, Waqtiga Geeska Afrika

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close