Hordhac: FC Basel vs. Man City – Pep Guardiola Oo Dib U Bilaabaya Olalahihiisa Champions League

Manchester City, oo qaab ciyaareed heer sare ah ku jirta ayaa waxay usafri doontaa FC Basel, si ay ula soo dheesho kulan ciyaareed xiiso leh, kaasoo ka tirsan tartanka tartamdiisa, kaasoo ah Champions League.

Macalinka Sky Blues, Pep Guardiola, oo uwaramayay saxaafadda wuxuu cod dheer ku xaqiijiyay in wallow aysan kamid ahayn kuwa loo saadaalinayo hadana ay hal-gan adag ugeli doonan sidii ay ku qaadi lahaa Koobkan.

Sikastaba, natiijadda koowaad ee Hal-gan kooda ayaa noqon doonta FC Basel, taasoo Khibrad badan u leh koobkaan, islamarkaana sanado badan kasoo muuqata – Habada, maxaa uga baahan tahay kulankaan?

Hordhac: FC Basel vs. Man City – Pep Guardiola Oo Dib U Bilaabaya Olalahihiisa Champions League

Wararkii Ugu Dmabeeyay Ee Labadda Koox

Manchester City, macalinkeeda Pep ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahankooda Leroy Sane uu dib ugu soo laabtay tababarka uuna kulankaan kasoo muuqan doono.

Laakiin, waxay ubadan tahay in ciyaartaan aysan heli doonin laacibiinta kala ah: Fabian Delph iyo Mendy, kuwaaso Saaladda qaliinka usaaran dhaawacyo.

Basel, ayaa geesta kale, waxay aysan heli doonin kulankaan Goolhayahooda Vailati iyo daafacooda Zuffi – Labadaan wiil ayaa qaba dhaawacyo kala duwan.

Shaxda Macquulka Ah

FC BASEL: Vaclik: Lang    Suchy    Balanta   Petretta, Stocker  Gonzaroua  Xhaka Elyounoussi, Oberlin    van Wolfswinkel

MAN CITY: Ederson: Walker    Otamendi    Laporte    Zinkchenko, De Brunye    Fernandinho    D. Silva, B. Silva Aguero iyo Sterling

Si Kooban

Tartanka: Champions League
Kulanka: FC Basel vs. Man City
Saacadda: 10:45 [Caweysnimo, Waqtiga Geeska Afrika]
Garoonka: St. Jakob-Park [FC Basel]

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close