Hordhac: Southampton Vs Man United: manchester Oo Iska ilaalin Doonta In Ay Soo Gaarto Guuldaradii 3-aad Horyaalka

Kooxda Manchester united ayaa u safraysa garoonka kooxda Southampton ee St. Mary’s Stadium kulan ka tirsan horyaalka Premier league kulan baaqi u ah labada kooxood.

Man United ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay uga soo kabsan lahayd guul daradii ka soo gaartay kooxda Tottenham Axadii si ay ugu soo laabato wadada guusha.

Dhanka kale kooxda Southampton ayaa isku dayi doonta in ay mar kale sii dhaawaca aan wali bogsan ee kooxda Man United si ay ugu sii rido kalsooni daro.
Kulanka: Southampton Vs Man United

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 09:45 Habeenimo

Garoonka: St. Mary’s Stadium

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close