Hordhaca: Ac milan vs Udinese- Montella oo doonaya guuldaradii Lazio inay meel iska dhigaan

Naadiga AC Milan waxa ay maanta qaabili doontaa kooxda Udinese iyada oo ay guuldaradii ka soo gaaratay isbuucii hore kooxda Lazio.

Hase ahaatee, kooxda Milan waxa ay kalsoonida dib ugu soo ceshatay ciyaartii Europa League-ga ee ay kubadiyeen 5-1 kooxda Austria Wien.

 

SAFAFKA macquulka ah labada kooxood :

 

Gegida: San Siro

Saacadda Geeska Africa: 4Pm

Garsooraha: Marco Guid

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close