HORDHACA: Man City vs Man United, Pellegrini v Van Gaal, Hart v De Gea, Mangala v Smalling, Aguero v Martial, Fernandinho v Mata, Sterling v Depay !!!

Bitter rivals meet at the Etihad, live in Sky Sports 1 HD

Kulanka: Man City vs Man United

Madasha: Etihad Stadium

Taariikhda: 20-Mar-2016

Saacada: 07:00 Fiidnimo waqtiga geeska Afrika

Garsooraha: Michael Oliver

Wararka kooxda

Kulan adag ayaa caawa vfiidki waxaa uu dhex marei doonaa kooxaha Man City vs Man United kaasoo lag magacbo Manchester Derby waana kulanka ugu adag isbuucan horyaalka Premier League.

Manchester City oo uu  kamaqan yahay kabtankeeda Vincent Kompany  aana mid la dhibtonay dhaawqac anqowga kasoo gaaray kulanki ay la ciyaaren Dynamo Kiev.

sidoo kale City ayaa weyn doona Nicolas Otamendi oo isna dhaawac kasoo gaaray isla kulankaas oo katirsanaa Champions League

Dhanka kale United aya shaki laga gelinayaa usafashada xidooga qadka dhexe Andre Herrera kaasoo ay hjeysato dhaawac kasoo gaaray gumaarka, kaasoo ku qasbay in uu maqnaado Europe League ay la ciyaaren Liverpool.

Ashley Young iyo Cameron Borthwick-Jackson ayaa ah kuwa labada kusoo noqday xirada tababarka kadib marki ay kasoo kaceen dhaawac qaatay waqti aan dheeren, waxana laga yabaa in ay kasoo muuqdan kulankan.

Maxaa Dhacay Maxaase La Filayaa

Manchester City ayaa guul gaartay 6 kulan lasoo dhaafay ay ciyaarta la ciyaarto United, inkastoo laba kamid ahna kulamadaas aysan guul gaarin.

United ayaa guul gaartay 5 kulan udanbeysay ay soo booqatay Etihad Stadium.

City waa koox raadinaya guushi 50aad ay ka gaarto kulamada Manchester Derby.

Shaxda Macquulka Ah Ee Labada Naadi

Manchester City v Manchester United

Related Articles

7 thoughts on “HORDHACA: Man City vs Man United, Pellegrini v Van Gaal, Hart v De Gea, Mangala v Smalling, Aguero v Martial, Fernandinho v Mata, Sterling v Depay !!!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close