HORDHACA: Manchester City vs Everton kulnka xiisaha iyo xamaasada leh ee ka dhici doon Etihid

 

city vs everton

Kulanka:Manchester City vs  Everton

Madasha: Etihad Stadium

Taariikhda:13-Jan-2016

Saacada:10:45pm wagtiga geeska Arfika

Garsooraha:Roger East

Wararka Kooxda

Manchester City waxa dhaacaw ay ku weyn doontaa Wilfried Bony, Fernandinho, Vincent Kompany, Eliaquim Mangala iyo Samir Nasri.

David Silva iyo Yaya Toure meysan kaoo muuqan kulanki FA Cup-ka ay la ciyaren Norwich,balse kulankan Everton ay kasoo muqan doonan.

Everton waxa dhac uga aqan kulankaan Seamus Coleman, halka Toma Cleverley  uu yahay mid shaki laga gelinayo safashada ciyaartan.

Daafaca Ramiro Funes ayaa ah mid laheli karto inkastoo dhaawac madaxa kasoo gaarey isbuucan

Maxaa dhacay Maxaase La filayaa

Man City lagama adkaan 5 kulan ay la ciyaartay Everton.

Everton ayanan wax guul ah ka gaarin 4 kulan udanbeysay ee ay usafarto Etihad Stadium.

Manchester City ayaa laga yabaa in marki labaad ay ka adkaatay silamid  ah xagagi 2013-14.

City waa naadiga heysta Rikoorka ugu fiican horyaalka xilli ciyaaredkan iyada oo 24 dhibc ka heshay gurigeeda kuna dhalisay 29 gool weliba 10 kulan oo keliya.

Pellegrini waa mid guul gaaray 4 kulan oo qura 9 kulan ee udanbeysay ee horyaalka.

Everton waa mid guul gaartay 7 kulan ee udanbeysay  kaasoo ugu danbeysay guushi Newcastle ee int lagu guda jirey Boxing Day-ga.

Romelu Lukaku waa mid leh 15 gool asaga oo ay isku goolal yihiin Vardy.

Shaxda Macquulka Ah Ee Labada Naadi:

Man City: Joe Hart,Bacary Sagna,Aleksandar Kolarov,Martin Demichelis,Nicolas Otamendi,Raheem Sterling,Kevin de Bruyne,David Silva,Fernandinho,Yaya Toure,Sergio Aguero,(4-2-3-1)

Everton: Joel Robles,Leighton Baines,John Stones,Phil Jagielka,Brendon Galloway,Arouna Kone,Muhamed Besic,Gareth Barry,Gerard Deulofeu,Ross Barkley,Romelu Lukaku.(4-2-3-1

Related Articles

5 thoughts on “HORDHACA: Manchester City vs Everton kulnka xiisaha iyo xamaasada leh ee ka dhici doon Etihid”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close