HORDHACA: Norwich City vs Liverpool – wiilasha Klopp mahakin doonan Naismith weerarkiisa?

Natiijada sawirka norwich vs liverpool

Kulanka:Norwich City vs Liverpool

Madasha: Carrow Road

Taariikhda: 23-Jan-2016

Saacada: 03:45pm Waqtiga Geeska Afrika

Garsooraha: Lee Mason

Wararka Kooxda

Steven Naismith ayaa kasoo muuqan doona kulankiisi kowaad kadib markii uu kusoo biiray kooxda isbucan isagoo laga soo iibsaday Everton. saxiixyada dhowaa ee kooxda Iva Pinto Timm Klose  waxa laga yabaa inay soo muqdan kulankoodi kowaad, halka O’Neil uu ganaax kaga maqan yahay.

.Liverpool waxaa shaki uga jiraa kasoo muqashada kulankaan Adam Lallan, kaasoo dhibaata xaga muruqua la dalaa dhacaya.

Jon Flanagan oo kasoo muuqan doona garoonka kadib 18 bilood uu dhaawac uga maqnaa kooxda, balse kursiga keyda ayuu kusoo  bilaban doonaa.

Maxaa Dhacay Maxaase La Filayaa

Norwich aya laga badiyey 9 kamid ah 11 kulanki udanbeeyay ay la ciyaartay Liverpool, halka labada kalena barbaro ay galeen.

Liverpool ayaa dhalisay 22 gool 6 kulan udanbeysay ay la ciyaartay Norwich, inkastoo 12 kamid ah uu dhaliyey Luis Suarez.

Norwich

Norwich oo fakad ka ah guuldaradi 3aad ee horyaalka kala kulanto. Lakin lagama adkaan 5 kulan udanbeysay ay ku ciyaartay gurigeeda, labada udanbeysayna guul ayey gaareen.

Liverpool

Liverpool oo horay u eegaysa guusheda 1aad sanada 2016. Reds 1 goolkaliya ayey dhaliyen 4 kulan ay usafreen meel ka baxsan Anfield, 3 kamid ahn wa laga adkaday. Klopp 19 dhibcood ayuu aruursaday, 15 kulan uhoreyay ee Liverpool uu layliyo.

Shaxda Macquulka Ah Ee Labada Naadi

Probable starters in bold, contenders in light.

Related Articles

6 thoughts on “HORDHACA: Norwich City vs Liverpool – wiilasha Klopp mahakin doonan Naismith weerarkiisa?”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close