HORDHACA: Sunderland vs Man United, Allardyce v Van Gaal, O’shea v Blind, Defoe v Rooney

Image result for sunderland vs manchester united

kulanka: Sunderland vs Manchester United

Madasha: Satdium of Light

Taariikhda: 13-Feb-2016

Saacada: 03:45pm Waqtiga Geeska Afrika

Garsooraha:Andre Marriner

Wararka kooxda

Sunderland ayaa siak burisay xiddiga ka ciyaara garabka maalinimadi Khamista aheyd kadib mar lagu helay fal anshax xuma ah uu kula kacay gabar aan gaan gaar aheyn.

Jeremain lens, Younes Kaboul iyo Duncan Watmore aya ah kuwa dhaawac ku seegi doona kulankan. Billy Jones ayaa isna shaki lagelinaya, Fabio Borini isna wa mid kasoo kabtay  jiradi uu ku maqnaa dhowanahan.

Manchester United Guillermo Varela, Phil Jones iyo Adnan Januzaj ayaa iyana dhaawac ku maqan waana kuwa loo taxabay ka ciyaarida xidigaha 21 sano jirada.

Weeraryahanka Will keane ayaa isna kasoo muuqan doona garoonka kadib wacdarihi uu dhigay.

United Bastian Schweinsteiger, Luke Shaw, Marcos Rojo, Antonio Valencia iyo Ashley Young oo ah kuwa dhamaan ka maqan Red Devils.

 

Maxaa dhacay Maxaase La filayaa

Man United ayaa ah mid laga badiyay 1 kulan keliya 27 ay horay  ulasoo ciyaartay Sunderland.

Sunderland oo gurigeeda uga adkaato Manchester United waxay aheyd 1997 waxayna ku badisay 2-1.

Waaku uga adkaaty United Satdium of Light 2014 lugti kowaad ee tartanka League Cup-ka Semi finalkiisa.

Shaxda Macquulka Ah Ee Labad Naadi

Manchester United v Sunderland

Related Articles

7 thoughts on “HORDHACA: Sunderland vs Man United, Allardyce v Van Gaal, O’shea v Blind, Defoe v Rooney”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close