“Hortaa Lay Weydiistay” – Neymar Oo Dhulka Ku Jiiday Daafac Ka Codsaday Inuu Maaliyada U Bedalo

Wuxuu xalaytu diikh kahaa Naadigaan Paris Saint-Germain, mana uusan wadan Maaliyada Barcelona oo ma uusan difaaceen Gobolka Catalans laga jecelyahay Kooxdaan, isagoona qaab ciyaareed waali ah, soo bandigay ciyaartaas, isagoona caawiyay goolal kale, oo ay Xiddigo kale ay dhaliyeen.

Neymar ayaa wuxuu kulankaas umuuqday mid aad u firfir coonaa, waxaana uu muujiyay inuu u qalmo in lagu iibsado aduun dhan 222 Malyuun, oo uu Xagaagan kaga dhaqaaqay Barcelona, isagoona noqday xiddiga ugu qaalisan aduunka, wuxuuna ka sara maray Pogba.

Wiilkaan Brazil udhashay ayaa markii ay soo dhamaatay ciyaarta waxaa mid kamid ah xiddigihii kooxda ay la dheelayeen ee Celtic, oo lagu magacaabayay Anthony Ralston, islamarkaana Daafac ahaa, ayaa wuxuu weydiistay inuu u bedalo Finaanda, sida caadad ahaydba.

Balse, Neymar, ayaa gabi ahaanba sheekadaas ka biya, diiday, isagoona u sheegay sida muuqata inuu kal hore ka cosaday Laacib kale, oo garoonka, ku jiray, walow aanan kal dambe xiddig uu Maaliyada u bedalay, waxaan taasi keentay in Neymar uu wajaho dhaleeceymo badan.

The Paris Saint-Germain star exchanges words with the Celtic defender after the match

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close