Immisa todobaad ayuu dhaawaca halista ah ee pual pogba Garoomada Ka Maqnaado

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda kubada cagta Manchester United ayaa la arkay isaga oo ku boodaya biro kadib markii ay dhamaatay ciyaartii u dhexaysay Naadiyaasha man United iyo Basel ee Champions league xilli laga yaabo in uu xiddigan garoomada ka maqnaado muddo 6 todobaad ah.
Pogba ayuu dhaawac halis ah ka soo gaaray muruqa intii ay socotay ciyaartii basel ee champions league iyada oo uu laacibkan ciyaarta ka baxay daqiiqadii 18-aad

Warkan ayaa mid u xun jamaahiirta man United maadama uu xiddigan ka mid ahaa laacibiinta laf dhabarta u ah qaab ciyaareedka fiican ee kooxda manchester united.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close