Inter Milan oo joojisay heshiiski Vidic, sababta?

RUMOURS: Vidic Inter contract terminated

Naadiga ka dhisan horyaalka Serie A-da Inter Milan ayaa joojisay heshiiska daafaca danbe Nemanja Vidic.

Xiddigan reer Serbia ayaa qorsheynaya in uu isaga tago San siro xilli ciyaaredkan ka gadaal markii uusan kasoo muuqan hal kulan xitaa ,isaga oo dhaawac-na qaba dhawanahan sida ay qortay Sky sports Italy.

Xiddigan ayaa dhibaato dhaawac ay la dagtay balse ugu danbeynti, heshiiska uu kula jooga kooxda gebi ahaanba lajoojiyay.

Vidic ayaa ah mid loo dooran waayey in u kasoo muuqda booska koowad ee kooxda tababare Mancini isaga oona hada aadi kara kooxda uu raba inkastoo lala xariirinayao ubaqoolda horyaalka MLS.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close