Jack Wilshere Oo Guursday Gabar Ay Muddo Dheer Saaxiibo Wadda Ahaayeen

Laacibka kooxda Arsenal ay Milkiyadiisa ay lee dahay balse amaahda kaga maqnaan xagaagii hore ayaa waxaa uu guursaday Andriani Michael, oo aheyd Gabar ay xiddigaan muddo dheer saaxibo wadda ahaayeen.

Arooska Labadaan Lamaane ayaa wuxuu ka dhacay Wadanka talyaaniga, gaara ahaan Hodheelka lagu magacaabo Craig David, halkaas ooa inta badan lagu qabto Aroosyadda xiddigaha kubadda cagta.

Arsenal midfielder Jack Wilshere has wedded long-time girlfriend Andriani Michael

Jack Iyo Andriani ayaa waxa ay saaxiibo wadda ahaayeen muddo ku dhawaad saddex sannadood, waxaana ay soo gaba gabeeyeen Toddobaakan, waxaana ubilaabatay Bishii Malabka.

“Xaaska cusub ee Wilshere, ayaa Sabtidii guur saday, waa haweeneyda aan muddo aan ku riyoonayay! Waxaan umahadcelinaa shaqsi waxaliba oo yimid kana qeybgalay maalinkaas gaarka ah,” ayuu bartiisa bulshadda soo dhigay Jack.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close