Jamaahiirta Real Madrid ayaa Cod laga qaaday doortay Weeraryahanada MCN

Taageerayaasha kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa Cod laga qaaday Hadii ay Cayaaryahano PSG ay kooxdooda ku soo dari lahaayeen.Waqtigan shaaciyay magacyada cayaaryahanada ugu qatarsan kooxda PSG

Waxay ka doorteen Afartan Cayaaryahan ee PSG  Weerarka ah  MCN oo lagu daray Alves

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close