Jamaahiirta Real Madrid Oo Farta Ku Fiiqay Xiddiga Bedalka Unoqon Doona Ronaldo

Taageerayaasha Kooxda Kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan Wadanka Spain ayaa waxa ucodeeyeen xiddiga ay u arkaan inuu bedallo uyahay Laacibkooda Cristiano Ronaldo, kaas oo kooxda isaga tagaya.

Codeynta ay qabatay, Majaladda Marca ee kasoo baxda wadanka Spain ayaa waxa ay ugu codeeyeen inay Xiddiga Weerarka kaga dheela Kooxda Monaco ee wadanka Faransiiska, wiilka lagu magacaabo Kylian Mbappe.

Akhtistayaal gaaraya ku dhawaad 12,499, oo Majaladdaas soo booqda maalin waliba ayaa codkooda dhiibanayay, waxaana codadka ay ukala heleen Xiddigahaan hoos ku xusan Codadka Sidaan:-

Mbappe 38%

Neymar 27%

Dybala 17%

Lewandowski 12%

Griezmann 7%

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close